Xiriirka

Halkan waxaad ka heleysaa warbixin ku saabsan maamulka rugta dhexe ee daryeelka caafimaadka ee nawaaxiga gobolka Stockholm. Haddii aad adigu rabto in aad raadsato daryeel caafimaad waxaad marka hore la xiriiraysaa qaybta adiga ku qaabilsan.

Postadress:

Stockholms läns sjukvårdsområde

Box 45436

104 31 STOCKHOLM

Besöksadress:

Solnavägen 1E

113 65 STOCKHOLM

Telefon och fax:

Telefon växel: 08-123 400 00

Presstelefon: 08-123 404 44

Fax: 08-123 495 46

Organisationsnummer:

232100-0016

E-post:

Xusuusnow in aanad weligaa ku dirin iimaylka waryaabo ay ku jiraan macluumaadka bukaan. Isticmaal adeega elektarooniga ah ee aaminka ah 1177 Vårdguidens adeegada elektarooniga ah ee dhammaan la xiriira arrimaha daryeelka.